(Ambaqaad.com)                           

  • AMBAQAAD:com wuxuu soo gudbinayaa  barnaamijyadiisii
  • taxanaha ahaa ee  uu ugu talo galay dadweynaha soomaaliyeed ee kala soco dhowaan wuxuu 
  • ambaqaad idinku dhiiri galinayaa inaad fikradihiina  noosoo gudbisaan
  • ambaqaad.com waxaa uu u furanyahay dhamaan dadweynaha soomaaliyeed
  • waxaana kudadaaleynaa sidii aad uga boggan lahaydeen Ambaqaad.
  • kusoo dir wixii aad rabtid inaad kaga hadasho fikirkaaga  oo aan shaqsi wax udhimaynin. ayadoo aan sidaas u yeelayno in ambaqaad uu kaga duwanaado shabakado badan oo soomaaliyeed oo siday doonaan wax u qora uu na noqdo website dhex dhexaad ah kuna salaysan qaabka saxaafada iyo ka run sheegista xaqiiqda jirta ee dhabta ah.ambaqaad wuxuu kaloo idinku wargelinayaa dhamaantiin inaad goor dhow aad naga daawan doontaan ambaqaad Tv oo kusoo bixi doona luqada afka soomaaliga.
  •   maamulka&tifatiraha (Ambaqaad.com) 
  •       C/asiis Axmed Sankubayo
  •       Ambaqaadcom@Hotmail.com