Xawaalada Qaran Express Göteborg
waa xawaalad ku caan baxday amaano hawlkarnimo kuuna gaarsiineysa dunida dacaladeeda waxka yar daqiiqo ayadoo kuugu adeegaysa qiimo ku raali geliya.
waxaa intaa kuu sii dheer shaqaale xirfad u leh soo dhaweynta macaamiisha sharaftaleh iyo shaqada xawilaada hadaba hamoogaan oo deg deg ula xiriir xafiiska xawaalada ee Qaran Express oo ku yaala Goteborg.
Ama kala xiriir Tell- 031-15 59 56.Mobil:0739-600 186. ama Mobil-0762-922 286.